Puntland oo Eedeyn culus u jeedisay Dowlada fedeeraalka Soomaaliya (Daawo Sawirada)

Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada maamulka Puntland ayaa looga hadlay arimo kala duwan, waxaana intii shirkaasi socday golaha Wasiirada Puntland  eedeyn culus u jeediyeen dowlada federaalka. Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Jaamac Yuusuf Dabaraani oo kulanka golaha Wasiirada kadib Warbaahinta la hadlay ayaa ku eedeyay in dowlada federaalka Soomaaliya Puntland ku wado dagaal dhanka Waxbarashada ah. Waxa … Continue reading Puntland oo Eedeyn culus u jeedisay Dowlada fedeeraalka Soomaaliya (Daawo Sawirada)